Ra’isul Wasaare Kheyre oo furay Kulan Dar-dar Galinta Howlaha Xukuumada

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Muqdisho uga qeyb galay kulan looga hadlaayey dar-dar galinta howlaha Xakuumadda Soomaaliya iyo Diyaarinta qorsha Xukumadda ee wax qabadka 90-ka maaalmood.

Ra’isul wasaare Kheyre ayaa ka sheegay shirka qorshaha Xukumaddu ay ku doonayso in ay dalkaan ka hormariso dhinacyada kala ah Siyaasadda Arrimaha gudaha, dhaqalaha, waxbarashadda, Caafimadka iyo midnimadda siyaasadda Midaysan ee Caalamku Soomaaliya kula macaamilayso .

“waa inan shacabka dhex galnaa oo an dhageysanaa talooyinkoodda ,waa inan aqbalnaa Isla xisaabtanka ,waa inan Ciidankeena dhiiri galinaa Ciidankeena aniga xitaa hadii ay iigu yeeraan inan ugu tago meesha ay jogaan xitaa hadii aan naftayda ku waynayo”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.