akhriso:Diyaaradihii qaadka ee ka dagay Jowhar oo Laga mamnuucay Soomaliya

Dowlada Soomaliya oo mamnuucday duulimaadyada garoonka diyaaradaha Jowhar, kadib markii diyaarado qaad sida ay ka degeen Jowhar ayaa waxaa lagu amray diyaardiihii garoonka Jowhar ka dagay inaysan imaan karin Soomaliya.

Hay’ada Duulista Hawada ee Soomaaliya waxa ay gebi ahaan ka mamnuucday shirkada RUDUFU inay ka shaqeyso dalka Soomaaliya madaama ay amarkii dowlada Soomaliya ee ahaa inaysan kadigin Jowharka u hogaasami waydey.

hir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.