Daawo:Riwaayad Laga sameeyey dhibka Itoobiya ku hayso Soomaliya

Waxaa isoo taraya dhibaatada Dowlada Itoobiya ku haysa shacabka soomaliyeed ee dagan xududa Soomaliya iyo Itoobiya laga soo bilaabo Gobolada waqooyi ilaa Gobolka Gedo waxaa ciidamada Itoobiya dhib ugaystaan shacabka soomaliyeed sid a Kufsi,dil,dhac,Xabsi iyo kuwo kaloo fara badan.

Falalkaas foosha xun ee gaysato dowlada Itoobiya ayaa waxaa majaajilo kasameeyey dhalin yaro soomaliyeed oo markii Bulshada ka dhiidhiyi wayday dhibka loo gaysto iyaku isku dayey hab ay bulshada ugu soo gudbiyaan dhibaatada shacabka soomaliyeed ku hayso Itoobiya.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.