Ciidankii Ugu tirada Badnaa oo Kismaayo tobabar loogu Soo xiray

mad

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam tababar usoo xiray Ciidamo katirsan kuwa Darawiishta oo Tababar kala duwan indhawaale ku qaadanayay Magaalada kismaayo Ciidamadan oo ka kooban qaybo kala duwan ayaa waxaa kamid ah Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska, Ciidamada Lugta, iyo kuwa gadiidka.

Ciidamada Kumaandooska ayaa goobta kusoo bandhigay xirfadooda is difaacista shaqsiga ah iyadoo Ciidamada kalana ay geedo ka ciyaar iyo xubka culus munaasabada kusoo bandhigeen.

mado

madobe

mad

mad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.