Madaxweyne Gaas Oo Daah-furay Mashruuca Wadada Eyl & Garowe

Madxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay Magaaladda Garowe, kadib shirkii Madaxdda Africa ee Tana High Level Forum, waxaaana uu madaxweynuhu daahfuray dhismaha mashruuca wadada isku xidhidoonta Garoowe iyo Eyl.

Madaaxweynaha ayaa sheegay in wadadani isku xidhi doonta Garoowe-Eyl ay ka mid tahay kaabayaasha dhaqaale ee lagu horumarinaayo Puntland, isla markaana ay ka qayb ahayd balan qaadyadii xiligii ololaha uu u balan qaaday shacabka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.