Maleeshiyaadka Liyuu Booliska Itoobiya oo dad shacaba Dil, dhac,Kufsi ugaystey iyo indaawo lasiiyo diiday dadka shuban biyoodka soo ritay

Maleeshiyaadka Liyuu Booliska Itoobiya ayaa dad shacab ah ku xasuuqay deegaano udhaw Degmada Balanbal iyo Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, Khasaaraha ay Maleeshiyaadka Liyuu Booliska Itoobiya ay ugaysteen dadka xoolo dhaqatada ayaa ah Dil,Kufsi, iyo ayakoo udiiday dadka abaaruhu saameeyeyn inay helaan biyo iyo daawo wararka qaarkood ayaa sheegaya inay qafaasheen dad badan oo tiradooda aan lasoo xaqiijin mana ahan markii ugu horeysay oo ay maleeshiyaadka itoobiya ay falal xun kula kacaan Bulshada Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.