Daawo:Marwada Madaxwaynaha iyo Duqa Magalada Muqdisho oo Dayniile deeq Gaarsiiyey

Deeq gargaar ah oo ka koobneyd dhar iyo lacag ayaa waxaa la gaar siiyay ku dhawaad 200 haween ah oo qaba xanuunka isku furanka ah, kuwaas oo lagu dabiibayay isbitaalka Deyniile ee Magaalada Muqdisho waxaana deeqadani soo dhiibay Marwada Madaxweynaha J.F Soomaliya iyo Guddoomiyaha Gobalka Banadair ahna Duqa Magaalada Muqdisho iyadoo loo wakiishay Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.