Dhageyso+Sawiro: Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa goordhaw ka degay garoonka diyaaradaha ee ku yaala Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobalka Baay, Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah xubno ka tirsan labada gole ee dowladda soomaaliya oo kala ah Golaha Shacabka iyo Hay’adda fulinta waxa ayna u kuur gali doonaan xaaladda abaaraha iyo tan amni ee deegaanada maamulka Koonfur Galbeed.

Madaxwayanah Soomaliya Ayaa lakulmay madaxda Maamul goboleedka Koonfur Galbeed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada waxuuna kala hadlay xaalada abaaraha,amaanka iyo ladagaalka Shabaabka.


Hoos ka dhagesyso
FARMAJO

FARMAJO

farmajo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.