9 Askari Oo Ka Tirsan Ciidamada Puntland ayaa Ku Dhintay Magaalada Gal gala

puntland

Askar ka Tirsan Daraawiishta Puntland ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay Buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari, Ciidamada oo ahaa kolonyo marayay Buuraleyda Galgala ayaa waxaa mid ka mid ah Gaadiidkii ay wateen ku qarxay Miino dhulka lagu aasay,waxaana halkaas ku dhintay 9 ka mid ah Askarta iyada oo Shan kale ay ku dhaawacmeen.

Masuuliyiinta Isbitaalka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in ciidamadu waxyeeladu soo gaartay ee la soo gaarsiiyay halkaasi,

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.