Dhageyso: Alraxma Foundation ayaa Deeq Raashin ah u qaybisay 300 oo Qoys ka soo barakacay Abaarta oo kunool Degmada Balanballe

Mu’asasada Alraxma Foundation ayaa Deeq Raashin ah u qaybisay 300 oo Qoys ka soo barakacay Abaarta oo kunool Degmada Balanballe ee Gobalka Galgaduud Deeqdaan ayaa ka timid Jaaliyada South africa iyo Alraxma foundation.
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan kasoodiray Balanbale

bala

bala

balan

balan

balan

balan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.