Askari Ka tirsan Amisom oo lagudilay Buula-barde ee Gobolka Hiiraan

amisom

Wararka Kaga Helaayo Degmadda Buullo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegayo in kooxo hubeesan ay dileen askari ka tirsan ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah ciidamada AMISOM, Waxaane dilka kadib goobta soo gaaray ciidamada Dowladda iyo kuwa Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM, howl galka ay halkaasi ka sameeyeen kadibna waxay qaadeeyn meedkii askariga Jabuutiyaanka ah, lama oga cida dilkaasi ka danbeysay mana jirto wax war ah oo kasoo baxay maamulka Gobalka Hiiraan ee dowladda soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.