Muuqaa:Doon Burcad Badeed afduubteen oo laga soo daayey ayaa soo Gaartey Kismaayo

markab

Doontii u rar neyd ganacsatadii reer jubaland ee ay 1-dii bishaan xeebaha u dhow maamulka galmudug ku afduubteen burcad badeed soomaali ah ayaa waxaa maanta soo dhaweyn loogu sameeyey magaalada kismaayo, waxaana soo dhaweynta kasoo qeybgaley madaxda ganacsatada soomaaliya kuwa maamulada ka jira dalka iyo sidoo kale danjiraha dowladda hindiya u fadhiyo dalka kenya .
Hoos ka daawo warbixinta wariye Maxamed Kaasim

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.