Labo Diyaarado Gargaar Sida oo ka Dagay Garoonka Magaalada Guri ceel ee Gobolka Galgaduud

diyarada

Degmada Guri Ceel ee gobolka Galgaduud ka dagay laba diyaarad oo sida gargaar oo ay dowlada soomaaliya u dirtay gobolka Galgaduud, Gurmadkaas waxaa loogu tala galay dadka ay saameysay abaarta ee ku dhaqan degmooyin iyo deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud, iyadoo goobolkaas xaalado daran kajirto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.