Gudoomiye ku xigeenka Rugta Ganacsiga Somaliyed oo Soo gaaray Kismaayo

kismayo

Wafdigaan uu hogaaminaayey gudoomiye kuxigeenka rugta ganacsiga soomaaliya c/raxmaan c/laahi kalaambe ayaa maantey soo gaarey magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose
Wafdigaan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magalada kismaayo kusoo dhaweeyey masuuliyiinta rugta ganacsiga iyo warshadaha maamulka jubaland oo uu horkacaayey gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha jubaland iyo masuuliyiinka ka tirsan maamulka.
Hoos ka daawo warbixntii maxamed Kaasim

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.