Madaxweynaha CAF oo Muqdisho yimid Madaxwayanaha Soomaliya Lakulmay

wasiir

Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Qaaradda Afrika Axmed Axmed ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana soo dhaweeyay wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya C/Qani Siciid Carab.

Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Qaaradda Afrika iyo wasiirka dhalinyarada iyo madaxda kale ayaa booqday garoomada kala ah stadium Muqdisho,Banaadir iyo Jaamacada kadib waxay lakulmeen Madaxwaynaha soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Raysawasaare Khayre.

garoon

wasiir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.