Caabudwaaq:Hooyo Najax oo Haysta Sadex Caruura ayaa Lacag Lasoo Gaarsiiyey

hooyo

Lacag loo soo wakiishey Tvga Hctv qaybtiisa Caabudwaaq oo Gaareysa 5oo Dollar oo ay soo sadaqeysteen Maxamuud Axmed Cali Foundation iyo 50 Katimid Gabar Soomliyeed oo ku nool dalka Canada ayaa lasoo gaarsiiyey Hooyo Najax oo Haysta Sadex Caruura oo soo food Saartey Xaalad nolol Xumo kunool qeryaha Barakacayaasha Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.