Daawo:Qudbadii Madaxwaynaha Soomaliya ee Shacabka Soo Jiidatey kadib shirkii Maamul Goboleedyada

Shirkii u dhaxeeyay madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ayaa la soo gaba gabeeyay waxaana laga soo saaray warmurtiyeed Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay waxyaabaha ugu waaweyn ee diirada lagu saaray shirka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.