Madaxweynaha Soomaliya oo Kadhabeeyey Balan qaadkii Faa’isa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane maxamed C/laahi Farmaajo iyo R/wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Xidigle Faa’isa C/rashiid oo u baahan gar gaar caafimaad oo dalka dibadiisa ah, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo R/wasaaraha ayaa u balan qaaday Faa’sa in la gayn doono wadan kasta oo ay ka helayso caafimaad.
faisa

faisa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.