Muuqaal: Qofkii Labaad Oo Gaajo Iyo Haraad Ugu Geeriyooday Gobolka Saraar

abaar

Abaarta kajirta soomaliya ayaa galaafatey dad iyo duunyo kuwii ugu dambeeyeyna waxay kadhacday deegaanka Higlo ee katirsan gobolka Saraar sida uu sheegey Xildhibaan Khadar Jees oo kamida Xildhibaanada deegaanka Caynaba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.