Gudoomiye Taabit oo soo booqday Xarumaha gobolka Baanadir

Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Taabid Cabdi Maxamed oo uu wehliyo Guddoomiyaha xilka Maamulka Gobalka ka degayo, Sheekh Yuusuf Jimcaale waxay manata soo kormeereen Xarunta Maamulka Gobalka Banaadir “Ufficio Governo” ee magaalladdan Muqdisho.

Gudoomiyaha ayaa booqday xarunta visho kuweerno, xarunta dab damiska, iyo xarun ay yaalaan gaadiid ay dhawaan Dowladda Turkiga ay ku wareejisay Maamulka Gobolka Banaadir iyo xarumo kale oo ay ku shaqeeyan Dowladda Hoose ee Xamar.

Dhinaca kale, Xalad lagu maamusayo Xil-wareejinta Guddoonka Maamulka Gobalka Banaadir ayaa la filyaa inay caawo ka dhacdo magaalladda Muqdisho.
taabi

taabo

taabit

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.