Dhegeyso:Guddoomiyaha ee Gobolka Banaadir oo Maanta Muqdisho yimid

taabit

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdish waxaana Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Labada Gole, Gudoomiye Taabith ayaa ugu mahad celiyey masuuliyiintii kala duwanayd ee sooo dhaweysey.

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka baanadir ayaa sheegay in loo baahanyahay in Muqdisho lagu sameeyo isbadal si buu yiri loo hiigsado hormar waxuuna sheegay in maalinta xil wareejinta uu ka hadli doono arrimo badan oo quseeya Gobolka Banaadir iyo siduu u shaqeen lahaa.


taabith

taabit

taabit

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.