Muuqaal:hay’ada Somali relief Trust oo deeq Raashina geysey Shiilo Madow oo u dhow degmada Caabudwaaq

rashin

hay’ada Somali relief trust ee fadhigeedu yahay wadanka denmark aya maanta deeq raashin ah so garsisay 40 qoys oo ku nool deganka shilamadow, qoysaskii raashinkaan l;oo qaybiyeye ayaa uga mahadcelyeyey hay’ada Somali Relief Trust deeqda ay soo gaarsiiyeen xili ay aad ugu baahnaayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.