Muuqaal:Xaalada Sixirbararka Maciisahada Oo Kor usii kacaysa Somaliland

raashin

Soomaliland waxaa soo wajahay Sicir barar balaraan oo ay kamid yihiin Raashinka,Hoos udhaca lacagta qalaad,hoos udhaca shilinka Soomaliland iyo hakad ku yimid xoolihii ladhoofin jiray, intaas oo isbiirsaday ayaa adkeenyey nolosha shacab wayanha Soomaliland gaar ahan kuwa hargeysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.