Warar Dheeraad ah oo kasoo baxaya Qaraxii wasaarada Gaashandhiga

qarax

Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaayo qarax Duhurnimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaliya, Halkaas oo ka dhacaysey munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen taliyahii hore ee ciidamada xooga dalka Maxamed Aadan Axmed (Buud) iyo taliyaha cusub ee ciidamadda xooga dalka General Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid).

Wararka qaarkood ayaa sheegaya in qaraxaasi ay ku geeriyoodeen ilaa 7 ruux oo isugu jiray ilaalada uu watay taliyaha ciidamadda xooga dalka General Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid) iyo dad rayid ahaa oo ka agdhawaa goobtuu qaraxa ka dhacay.

qarax

qarax
qarax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.