Qarax Xoogan oo Goor dhaweyd kadhacay goob udhaw Wasarada Gaashaadhiga

deg

Waxaa goor dhow qarax Gaari uu ka dhacay goob udhaw Wasarada Gaadhiga Soomaliya walina lama ogaan khasaaraha ka dhashay qaraxaas, Wararka qaar ayaa sheegaya in la eegtay qaraxa kolonyo ciidan oo ka soo baxay wasaaradda gaadhiga waxaana loo malaynaya inuu kujiray taliyihii ciidamada xooga dalka.

Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.