Muuqaal:Madaxwaynaha Soomaliya oo cilaamiyey Dagaal Ka dhahan ah Al-shaabaab

Madaxweyne Soomaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in Wadanka uu ku jiro Xaalad Dagaal Xili uu Manta ka hadlay Xilka qaadis lagu sameeyay Taliyayaasha Ciidamada kala duwan ee Dowlada Somaliya iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir waxaana ugu baaqey Al-shabaab inuu cafis ufidinayo .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.