Mareeyihi Garoonka Diyaaradaha iyo Dekedda Muqdisho Oo Xilalkii Laga xayuubiyey

Ra’iisu lwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Maareeyaha Dekadda Magaalada Muqdisho, iyo Maareeyaha Garoonka magaalada Muqdisho, Maareeyaha Dekeda magaalada Muqdisho ayaa waxaa loo magacaabay Axmed Washington oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed, wuxuuna badalay maareeyihii hore C/llaahi Cali Nuur oo mudooyinkii dambe xilkaan hayay Waxaa kaloo la magacaabay Maareeyaha Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho Yuusuf Cabdi Cabdulle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.