Qarax Gaari Oo Goor Dhow Ka Dhacay Muqidsho

qarax

Wararka haatan naga soo gaaraya Muqdisho ayaa ku waramaya in qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa in uu ka dhacay Maqaaxi ku taala agagaarka Wasaaradda Amniga oo ku taala Degmada Shangaani, Lama ogo qasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxa .
Wixii kusoo kordha kala soco www.gedotimes.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.