Dhageyso:Ra’iiul Wasaare Kheyre oo maanta kormeeray Barakacayaasha Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Kormeer ku tagay Xeryaha Dadka Barakacayaasha ah ee ka soo cararay Abaaraha ku dhuftay qaar ka mid ah Gobollada Dalka Soomaaliya kuwaas oo Dib u dajin loogu sameeyay Xeryaha Barakacayaasha ee ku yaalla Duleedka Muqisho. Ra’iisul Wasaaraha Kheyre ayaa sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ay maanta u baahan yihiin in ay isku gargaaraan maadaama Qoysas Soomaaliyeed ay wajahayaan Xaalado Nololeed.

khayre

khayre

khayre

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.