Dhageyso:Xaad Lama Gaarin Xili Dawlada La Mucaarado ee ansixiya Wasiirada

xaad

Xaad waxaa uu ugu baaqay xildhibaanada golaha shacbka inay codka siiyaan xukuumada cusub oo uu soo dhisay ra’isul wasaare Kheyre, islamarkaana ay fiiriyaan danaha shacabka, Maanta Ma ahan xiligii Mooshinka iyo is qab qabsiga.
Hoos Kadhagesyo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.