Muuqaal:Bulshada London oo Fartiin adag u dirtay Gudoomiye Jawaari iyo xildhibanada Kale

jawaari

Dhawaan bay ahayd markii Raysawaraasaraha Soomaliya Xasan Khayre Magacaabay wasiirada Xukuumada Soomaliya waxaana Jira warar sheegayey in Gudoomiye Jawaari iyo Xildhibaanada qaar kamida ay rabaan inaysan siin kasoonada.

qaybaha Kala duwan ee bulshada London Uk ayaa barmaamij si toosa uga baxay Somali Cable iyo Facbooga waxaa loogu Baaqay Gudoomiye Jawaarai iyo Xildhibanada Kasoo Hor jeeda Dawlada Inaan lajoogin xiligii Mooshinka iyo Laalush doonka lagana soo Gudbay loona baahan yahay in la ansixiyo wasiirada cusub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.