Madaxwayne Gaas Oo Ka Tacsideeyey Geerida Saraakiil Ka Tirsan Puntland

gaas

Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka tacssideeyey 3 Sarkaal oo ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay duleedka Deegaanka Dangoroyo ee Gobalka Nugaal.

Saraakiishaan geeriyootay ayaa lagu kala magacaabi jirey Maxamuud Cabdi Jaamuud, Maxamed Saciid Jaamuus iyo Cawad C/raxmaan Guuleed.

Madaxwayne Gaas ayaa waxuu ilaahay uga baryey in dambigooda dhaafo eheladii ay ka tageen samir iyo iimaan kasiiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.