Qarax Khasaaro Geystay oo ka Dhacay Muuqdisho.

qarx

Qaraxaan oo Xoogan ayaa waxa uu Goor Dhow Ka dhacay Maqaayada Banooda oo u Dhaxaysa Taalada Xaawa Taako iyo Daljirka Daahsoon, waxaana Qaraxaasi uu geystay Khasaaro isugu jira Dhimasho Iyo Dhaawac inkastoo aan la Ogeyn Khasaaraha rasmiga Ka dhasahay Qaraxaasi Ciidamada Amaanka iyo Gaadiidka Gurmadka ee Ambalasta ayaan Gaaray goobta uu qaraxa Ka dhacay.

Wixii faahfahina Kala Soco wararka dambe Gedotimes
qar

qarax

qarx

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.