Dooni Lagu afduubay Xeebaha Puntland

markab

Wararka Naga soo gaaraya Xeebaha Degmada Eyl Ee Gobalka Nugaal ayaa waxa ay sheegayan Burcad-Badeed ayaa Si Xoog Ah u Qafaashay Dooni Maraysay Xeebaha Degmadda Eyl ee Gobolka Nugaal Lama oga halka ay la Aadeen Doonta Burcada Afduubtay balse odayasha Deeganku waxa ay sheegen in dhinaca Badda wanta ay u kaxaysteen.

Dhawaan ayey ahad markii Burcad Badeed Soomali ah ay ku afduubteen Biyaha Soomaliya Markab laga leeyahay dalka Siralanka Balse markii danbe ay Gacanta ku dhigeen Ciidmada Badda Puntland,Boqolaal dhalinyaro Soomaali ah ayaa waxaa ay ku xiran yihiin xabsiyo ku yaal dalal badan oo caalamka ah iyadoo qaarkood ay ku xukuman yihiin xabsi daa’in halka qaar kalana lagu xukumay xabsiyo u dhexeeya 5 sano illaa iyo 30 sano.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.