Maxakamdda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday 2 askari oo katirsan ciidamada

max

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay Dacwad ciqaabeedkii loo heystay Labo Askari oo ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka, kuwaasi oo lagu kala magacaabo C/laahi Xasan Maxamed iyo Daahir Maxamed Maxamuud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.