Madaxwaynaha Soomaliya oo casho Sharaf loogu sameeyey Madaxtoyada Kenya

farma

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xalay casho sharaf u sameeyay Madaxweynaha Soomalia iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga dalka Kenya.

Casho sharafta loo sameeyay madaxweynaha Somalia iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, waxaana goob joog ka ahaa madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya William Rhuto iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Kenya.
farmafar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.