Dhageyso:Gudoomiyaha degmada dhabad oo Galmudug ku eedeyey Inay dhunsadeen Lacatii Gurmadka Abaaraha

Iyadoo wali ay Jirto abaar xun oo kajirta Soomaliya oo Xoolihi iyo dadkaba dhib kuhaysa ayaa waxaa jira lacago loogu talagalay in lagu caawiyo dadka abaaruhu saameeyeen, Lacagahaas ayaa waxaa qaar badan dhunsaday maamul Goboleedka. Gudoomiyaha Dagmada dhabad ayaa ku eedeeyey Maamulka Galmudug iyo gudiga babaaraha inaysan soo gaarsiin Lacagtii loogu talagalay Degmada Dhabad wee gobolka Galgaduud.
Hoos kadhageyso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.