Dhagesyo:Qaylo Dhaanabaareed kasoo yeeraysa Gobolka Gedo

abar

Xaalado Abaaro aad u daran ayaa waxa ay ka taagan yihiin qeybo badan oo ka tirsan Gobolka Gedo waxana ay sababeen abaaruhu xaalado Beni’aadanimo oo qeylo dhaan ay ka muujinayaan bulshado ku nool Gobolka Gedo.

Inata oo u dhexeeya degmooyinka Garbahaareey iyo Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu soo waramayaa in Abaar ba’an ay ka jirto deegaankaasi, dhalinyaro iskood isu xilqaantayayaa oo biyo gaarsiiyeydegaanka udhaxeeya Garbahharey iyo Baladxaawo ayaa sheegay in ay le’anayaan Xoolaha ayna halis ugu jiraan Dadka ku nool deegaankaasi inay haraad udhintaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.