Daawo: Agaasimihii hore Hay’adda la dagaalanka Burcad baddeeda Puntland oo shegeay madawayne Gaas inuusan Xil kaqaadi karin

gaas

Agaasimhii hore la dagaallanka Burcad-badeeda Puntland, Cabdirisaaq Maxamed Dirir Ducaysane ayaa eedayn kala duwan u jeediyay Madaxweynaha Maamulka Puntland c/wali Gaas oo ku dhaliilay inuu ka gaabiyay shaqada xafiiskiisa hadii ay ahaan lahayd kharashaadkii uu ku shaqayn lahaa, kiradii iyo korontada intabada, wuxuun taas badalkeeda xusay inuu xafiis ka dhigtay gurigiisa sida uu hadalka u dhigay Agaasimuhu.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.