Qarax xoogan oo geystay qasaare dhimasho ayaa ka dhacay Muqdisho

qarax

Qarax xoogan  ayaa kadhacay agagaarka Hotrl Weheliye, Ugu yaraan 10 Qof ayaa ku dhimatay halka dad ka badan ay ku dhaawacmeen Qarax ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarrama ee Muqdisho.

Qaraxaan  ayaa la sheegayaa in uu ahaa Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo lagu dhuftay Gaari kale oo uu watay Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Maxamed Cumar Ceymooy,kaas oo ka bad baaday weerarka.

qaraxqarax

qarax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.