Birmingham UK:Xafladii Lagu taageraayey R/Wasaare Khayre Lacagna Lagu aruurshay

Xaflad si heer sare loo soo agaasim soona qaban qabiyeen Jaaliyada Birmingham Uk oo lagu Taageerada R/Wasaare Xasan Cali kheyre Dhaqaale loogu Aruurinaayey Abaaraha ayaa ka dhacday Magaalo Madaxda Labaad Birmingham UK. Waxaana halkaas laga aruurshay lacag dhan 6700 oo pound iyo 2600 balanqaad ah.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.