Maqal iyo Muuqaal:Baardheere Bukaanno uu soo ritay cudurka shuban biyoodka oo la keenay

isbitaal

wali waxaa kajira Soomaliya abaaro baahsan gaar ahaan gobolka Gedo oo am meelaha abaartu wax yeelaysay, hadaba isbitaalada Degmada baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa lakeenay dad uu soo ritay shuban biyoodka qaarna ay udhinteen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.