Maqal iyo Muqaal:Xildhibaan Sagal oo deeq 4000$ gaarsiisay isbitaalka Garbaharrey

sagal

Xildhibaanad Sagal Isaaq Biixi oo kamid ah,Baarlamaanka soomaaliya ayaa sheegeysa in xildhibaanadda ay,deeq lacageed u dirtay Degmada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo, Lacagta deeqda ah ee ay Xildhibaanadda dirtay, ayaa gaareyso ilaa $4,000 oo Dollar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.