Madaxwaynaha Soomaliya oo Haweenka Soomaliyeed Ku Tilmaamay inay yihiin sida Qoraxdoo kale

haween

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa hambalyo ku aadan maalinta haweenka aduunka u diray haweenka Adduunka gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwa mudan in la raaco Sharaf iyo tixgalin.

Madaxweynaha ayaa haweenka Soomaaliyeed ku tilmaamay inay yiihiin sida iftiinka oo kale waxayna midaas muujineysaa inuu madaxweynaha qirayo dadaalka ay haweenka soo maaliyeed kasoo mareyn badbaadinta Ummadda Soomaaliyeed xiligii dowladii dhexe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.