Daawo:Madaxweynaha Hirshabeelle “Waxaan howlgelinaynaa dekadda Ceel Macaan

Wafdiga oo uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo ay wehliyaan Madaxweyne ku xigeenka Cali Cabdulaahi Xuseen Cali Guudlaawe iyo Xildhibaanno ka tirsan Hirshabeelle waxa ay ku tegeen deegaanka Ceel-Cadde iyo sidoo kale deegaanka Ceel Macaan oo katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha Hirshabeelle oo sheegay inay dib u howlgelinayaan dekadda Ceel Macaan si dhaqaalaha ka soo xarooda lagu horumariyo deegaannada Maamulka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.