Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya anigu Namadoon baan ahay iyo Jawaari ayaa igu yiri Xildhibanada Wasiiro ay Rabaan

far

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” ayaa kulan casho sharaf u sameeyey Xildhibaannada labada aqal ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya kaddib anisixintii Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.
Kulanka casho sharafta ah ee uu madaxweynaha Qaranka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u sameeyey xildhibaannada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxa ay ka dhacdey Villa Somalia, waxaana ka soo qeyb-galay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’iisul wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.