fadlan caawiya:Faadumo Maxamed oo ah ilmo yar ooo dalka wax looga qaban waayey ayaa ubaahan in dibada loo qaado

gabr

Kadib Markii Maalmo ka hor Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya loo qaadey Gabar yar oo dhabarka Buro uga taal Horeyna ugu nooleed Magaalada Caabudwaaq ayaa Dhaqaatiirtii loogeeyay waxaa ay Aabaha iyo Hooyada dhalay Gabadhan yar usheegeen in aan waxba looga qaban karin Magaalada Muqdisho
Dhanka kale Aabaha iyo Hooyada dhalay Gabadhaan yar oo hada kusugan Magaalada Muqdisho ayaa Dadka Muslimiinta ah iyo Cidkasta oo wax u qaban karta ka Codsadey in Caafimaad dibada ah loogu qaado Gabadhooda yar maadaama Magaalada Muqdisho wax looga qaban waayay
Si aad u caawiso kawac Hooyada dhashey ilmaha yar Tel: 00252612419776 Xaawo Maxamed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.