Dadka Xoolo dhaqatada ah ee ku nool Gobolka Sanaag waxay soo dhoweeyeen Balanqaadkii Sacuudiga

xoolo

Dadka Xoolo dhaqatada ah ee ku nool Gobolka Sanaag waxay soo dhoweeyeen Balanqaadkii Sacuudiga u sameeyey madaxwayanaha soomaliya Maxamed Cabdulaahi oo ahaa in xayiraada saar nayd xoolaha Soomalida Laga qaadayo, waxaana u hamabalyo Madaxwanaha soomaliya Guusha uu ka gaarey Doorashada soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.