Hooyo 3 Caruura ay dhashay oo Baahi uga Dhintay ayadoo arkaysa

hooyo

Khadiijo Maxamed waa qof waayeel ah hadda waxay ka mitahay dad badan oo ka soo hayaamay deegaannada ay ka jiraan Abaaraha oo soo gaaray magaalada Muqdisho, waxayna ku jirtaa xero ku taala Degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.

Waxay si dareen leh ay kaga sheekaysay saamaynta ay ku yeelatay Abaaraha ka jira Gobalada Soomaaliya iyo Caruur ay heesay oo Baahi u dhintay iyadoo u jeeda oo aanan waxba u qaban Karin, Afar Caruur ah oo ay dhashay Gabar aan anigu dhalay, Saddex ka mid ah waxay u dhinteen Baahi, hadda hal wiil oo ii soo haray ayaan Muqdisho ku keenay Lacag aan dad ka soo Tuugsaday.” Ayay tiri Khadiijo Maxamed. Hooyadaan oo ay ka muuqato diifta ay ku reebtay Abaarta ayaa haatan waxay ku jirtaa Xero ku taala degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.