Daawo: Haweenka Degmada Doolow oo gurmad gaarsiisay Barakacayaasha

bara

Hawwenka degmada doolow ee gobolka gedo ayaa waxay deeq raashina gaarsiiyeen Barakacayaasha ku sugan degmada Doolow, deeqdaan ayaa waxay katimid Haweenka degmada doolow.
Barakacayaasha ayaa uga mahadceliyey deeqdaan lasoo gaarsiiyey iyakoo sheegay inay aad ugu baahnaayeen waxayna umada islmaaka iyo walaalahooda soomaliyeed ugu baaqeen inay deeq lasoo gaaraan madaama ay ku jiran xaalad aad uliidata.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.